Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbbaland oo xariga ka jaray wado muhiim ah

0
312
Kisamaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadadan oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo dad weynaha ku nool magaalada Kismaayo aya waxaa dhismaheeda iska kaashaday maamulka Degmada kismaayo,ganacsada iyo qaar kamid ah shirkadaha waaweyn ee ka howl gala magaalada kismaayo wadadan dib u dayac tirka lagu sameeyay ayaa isku xirta dalxiiska iyo laamiga olampic.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here