Wasaaradda Cadaalada Jubbaland oo Xariga ka jartay Masaajid laga dhisay Xaafada Madiina ee magaalada Kismaayo

0
366

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka Wasaaradda Cadaalada arimaha Diinta ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masaajid laga hergeliyay Xaafada Madiina ee magaalada Kismaayo,halkaas oo ay deganyihiin dadka dib uga soo laabtay xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here