Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee  Jubbaland iyo Safiir ka qater oo xariga ka jaray  mashaariic horumarineed

0
348

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Iaydoo uu maanta maanta magaalada kismaayo soo gaaray wafdi uu Hogaaminayo safiirka Dowlada Qater ee soomaaliya ayaa waxaa xariga laga jaray mashaariic horumarineed oo ay dawladda Qater  ka hirgelisay magaalada Kismaayo kuwaas oo ay kamid ahaayeen goobo loo dhisay caruurta agoonta oo ku taal aga gaarka kawaanka xoolaha ee Degmada kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here