Dadka ka shaqeysta Dhagax jebinta Magaalada Kismaayo oo codsaday in la Caawiyo

0
419

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Raga ka shaqeysta dhagax jebinta magaalada Kismaayo ayaa codsaday in la caawiyo,waxayna codsadeen in la siiyo qalab u fududeeya jebinta dhagaxa.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here