Warbixin:Tababar loo soo gabagabeeyay Wariayaasha Idaacadda Waamo

0
267

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Tababar u Socday muddo saddex bari ah hawl-wadeenada Waamo Radio oo ka qabsoomay Barta Zoom-ka Internetka ee Fogaan araga ayaa maanta lasoo gaba-gabeeyay,Tababarkan ayaa lagu baranayay Casharo kala duwan kuwaas oo quseeya shaqada wariyayaashu u hayaan Bulshada Kismaayo iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here