Dhalinyarada Ku Shaqeysata Xirfadaha Farsamada Gacanta oo Ku Soo Badanaya Magalada Kismaayo

0
779
Kismaayo(Waamo Radio)dhalinyaradan ku nool magalada Kismaayo Qaar Kood Ayaa Waxay ku Shaqeystaan  Xirfadaha Kala Duwan Ee Farsamada Gacanta waxaana ay ka maareeyaan Noloshooda.
Axmed Ibraahin Ayaa Waxa uu Ka Mid Yahay Dhalinyarada Ka Shaqeya Qaabka aLwaaxyada Loo Jeex Jeexo isagoona Sheegay In uu Mudo Ah Baranayey Xirfadan Waxoowna  Dhalinyarada Kale Ee Ku Nool Magalada Kismaayo Ugu Baqayaa In Ay  Bartan Farsamada Gacanta Si Ay Naftooda Iyo Qosaskooda Uga Mareeyaan.
Dhanka Kale Maxamed Deerow oo Ka Mid Ah Dadka Ku Shaqeysta Xirfada Dhar tolista Ayaa Dhankiisa Ka Waramaya Qababka uu ushaqeeyo Iyo Wax Yaabaha Ku Dhaliyey In Uu Barto Farsamada Gacanta Isagoona Maamulka Jubbaland ka codsaday in dadka farsamada gacanta lasiiyo fursado shaqo  oo ay ku sii hormarin karaan xirfadooda.
Ugu Dambeentina Dadka Bartay Farsamada Gacanta ee Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Qaar Kood Siibara Dhalinyarada Kale Si Ay  U Yaraato Dhalinyarada Shaqo La’aanta Ah Ee Ku Nool Deeganada Jubbaland.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here