Dad Xoolo dhaqta ah oo ku nool duleedka Magaalada Kismaayo oo ka faa’iideystay mashruuc maalgelin ah

0
377

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cabdixakiin Daahir Maxamed waxuu kamid yahay dadka degan Magaalada kismaayo kana  faaideystay Adeega Tacab Kaal ee Uu Bixiyo Bangiga Amal waxaana uu doortay firad ganacsi oo nolashiisa waxbadan kabadashay isagoo kujiro Waqti Dalxiis Oo Uu Kutagay meel kismaayo ujirto 25 KM Cabdixakiin waxaa loo iibiyay 80 neef oo ari ah mudo lix bilood kadib hada arigiisa waa 120 neef waxuuna ganacsigiisa shaqo abuur u noqday 3 qof oo  uu isaga kamid yahay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here