Qaar ka mid ah dhaqaatiirta kismaayo oo ka digay halista xanuunka qaaxada

0
375

Kismaayo-(idaacadda Waamo)-Xanuunka qaaxada ama TB, waa cudur infekshan leh ee uu keeno baktiiriyada waxaa uu saameeyaa sambabada,balse sidoo kale waxaa uu saameyn karaa xubin kasta ee jidhka ka mid ah.

TB-badanaa waa la daweyn karaa iyadoo la isticmaalayo antibiyootiko sida ay sheegeen qubarada caafimaadka,iyadoo taasi ay jirto ayaa waxa aan ka wareysanay saaamaynta ama dhibaatada ay xanuunka qaaxada  kala kulmaan bulshada soomaliyeed gaar ahaan Bulshada reer Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here