Madaxweyne Ku Xigeenka 1,aad ee Jubbaland oo Waddo Muhiim ah Dhagax dhigay

0
343

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Madaxweyne ku xigeenka 1,aad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo mas;uuliyiin kale ayaa dhagax dhigay waddo muhiim ah oo isku xiri doonto Kismaayo iyo deegaanka Cabdalla-biroole.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here