Tababar ku saabsanaa ka hortaga Ayaxa oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
367
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha Jubbaland oo kaashaneyso wasaaradda beeraha ee Dowlada faderaalka XFS Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan ka hortaga ayaxa u qabatay 30 qof oo isugu jiro shaqaalaha wasaaradda beeraha Jubbaland iyo qaar kamid ah beeraleyda Jubbaland.

Tababarkan ayaa mudada uu socdo shaqaalaha wasaaradda iyo beeraleyda waxay ku baran doonaan sidii  looga hortagi lahaa ayaxa kaasi oo saameyn weyn ku yeeshay wax soo saarka beeraleyda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here