Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka digay Cudurka Malaariyada

0
393

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Cudurka Duumada ama Malaariyada oo ah cudur dilaa ah,ayaa waxaa ka hadlay mid ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Kismaayo,wuxuuna sharaxay waxa keena iyo astaamaha lagu garto qofka ay ku dhacdo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here