Dumarka barta caafimaadka qaybihiisa kala duwan oo kismaayo ku soo badanaya

0
376

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Gabdhaha da’yarta ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ku howlan sidii ay door muuqda uga qaadan lahayeen badqabka hooyada iyo dhalaanka.

Gabdhahan oo bartay Caafimaadka gaar ahaan xanaanada hooyada iyo dhallaan iyo umulasanima ayaa doonaya in ay wax ka qabtaan baahiya dhanka Caafimaadka ah ee haysta hooyoyinka soomaliyeed.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here