Wejigii Afraad ee Shirka Dib u Heshiisiinta Beelihii Dhawaan Dagaalamay oo Kismaayo Lagu Qabtay

0
308

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wejigii Afraad shirkii Beelahii dhawaan dagaalamay ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo,iyadoona shirka inta uu socday laga jeediyay khudbado kala duwan oo ku saabsanaa muhiimada ay Nabadu leedahay.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here