Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay in Covid-19 uu si gaar ah u sameeyaay goobaha waxbarashada

0
429

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka covid19 ayaa waxa uu saameeyey dhamaan goobaha waxbarashada ee ka jira caalamka iyo guud ahaan gaar Soomaaliya iyadoo taasi ay jirto ayaa wasaaradda waxbarashada Jubbaland amaro ay soo saartay waxaa lagu xiray dhamaan goobaha waxbarashada ee ku yaala  magaalada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here