Ardayda Jaamacada Jubba oo Cabasho ka muujiyay habka Online.ka ah ee ay Casharada ku qaataan

0
356

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili weli ay taagantahay saameynta ka dhalatay Covid-19,islamarkaasna ay xidhanyihiin goobaha waxbarashada,ayaa Ardayda dhigata Jaamacada Jubba ee magaalada Kismaayo waxay cabasho ka muujiyeen qaabka Online.ka ah ee casharada ay ku qaataan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here