Wasaaradda Waxbarashada & tacliinta sare ee Jubbaland oo shaacisay waqtiga la qaadayo Imtixaanaadka Iskuulada Jubbaland

0
417
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada waxbarahada iyo Tacliinta Sare Jubbaland ayaa sheegtay xiliga laqaadi doono Imtixanaadka dib Iskuulada Jubbaland ee Dib udhacay Caronavirus awgiis.
Iskuulada jubbaland la fasaxay bishii saddexaad dhexdeeda ee sankaan cabsi laga qabo cudurka Caronaviru awgiis kaaso dunida ay dad badani ugu dhinteen Soomaaliyana laga xaqiijiyay kiisas badan Deegaanada Jubbalana ay kamid tahay meelaha Soomaaliya dadka ay oogu dhinteen dadkala ay lajiifaan goobaha karantiilka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here