Dadka Isticmaala Gaadiidka Dadweynaha ee Kismaayo oo Codsaday In La Dhimo Qiimaha Lagu Raaco Gaadiidka

0
324

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili Gaadiidka Dadweynaha lagu armay in ay ay yareeyaan tirada dadka raacaya Gaadiidka,ayaa waxaa taasi badalkeeda ay kordhiyeen qiimihii marki hore lagu raaci jiray ee ahaa shaqsi kasta 3,kun Shilin Soomaali.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here