Xeebta Calanleey oo laga bilaabay Olole Nadaafadeed

0
360

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad goboledka Jubbaland ayaa wacyigalin ka dhan ah yaraynta caabuqa caronavirus ka bilowday xeebta calanley iyo suuqa wayn ee lagu iibiyo malayga ee magaalada kismaayo.

Dadka iibiya ka luunka ayaa loo qaybiyay gacmo gashi ama galofis si ay uga taxadaraan nadaafada inta ay ku guda jiraan ganacsigooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here