Gudoomiyaha Haweenka Deegaanka Kudhaa oo Codsi u Dirtay Jubbaland

0
445

Kudhaa(Idaaacadda Waamo)Gudoomiyaha deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubbada hoose ayaa waxay codsi u dirtay Jubbaland,kaas oo ku aadanaa in deegaanka laga hergeliyo xarunta Hooyada iyo Dhallaanka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here