Qoysas danyar oo ku nool magaalada Kismaayo iyo Toolooyinka hoos yimaado oo la gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

0
422
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeqdaan rashiinka ah oo ay ku deeqday saldana cumaan ayaa maanta laga qeybiyay degmada kismaayo iyo tuuloyinka hoos yimaada sida goobweyn,qaam-qaam, istanbuul,yoontay iyo tuuloyin kale oo ay kunoolyihiin danyar ah, waxaana deeqdaan ka wakiil ahaa qaar kamid ah ganacsatada magaalada kismaayo iyo maamulka jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here