Wasaaradda Biyaha,Macdanta iyo Tamarta Jubbaland oo xariga ka jartay saddex Ceelbiyood

0
422

Wasaaradda Biyaha,Macdanta iyo Tamarta Dowaldda gobaledka Jubbland ayaa waxa ay maanta xariga ka jartay saddex ceelbiyood oo ay ugu tala gashay xaafadaha midnimo iyo midiino ee Magaalada Kismaayo in ay ka faa’iidaystaan.

Xaafadahan ayaa waxaa ku nool dadki dalka ugu soo labtay iyo barkacsha ka soo barkacay deeganaanda Dowlad gobaledka Jubbland, xafadahan ayaa waxaya dhib badan ugu jireen helitanka biyaha waxayn Wasaaradda Biyaha,Macdanta iyo Tamarta Dowaldda gobaledka Jubbland ay fududusay inay helaan xaafadahani biya ku filan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here