Somaliland oo ku dhawaaqday Kiisas cusub oo Covid-19 ah

0
325

Hargeysa(Idaacadda Waamo)19 kiis oo cusub oo COVID19 ayaa Somaliland laga helay, halka laba ruux u dhinteen cudurka, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadku.

Tirada guud ee dadka laga helay ayaa gaaray 87 kiis, halka dhimshadu gaadhay 8 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here