Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan Afur ah u sameeyay Xubnihii Isbadal-doonka Jubbaland

0
278

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan Afur ugu sameeyay Aqalka Martida Jubbaland Madaxdii Isbadalka Jubbaland iyo taageerayaashoodi,kulankaan oo ahaa mid dib u heshiisiin ah ayaa waxaa ka qeyb galay,Madaxweynaha Jubbaland,Madaxweyne ku xigeenkiisa koowaad,Gudoonka Golihii Isbadal-doonka,iyo Mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa waxaa Khudbado ka jeediyay intii uu socday dhamaan Mas’uuliyiintii ka qeyb gashay kulanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here