Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah Xildhibaanada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa kulan la qaatay bulshada Jasiirada Kudhaa,oo safar shaqo ay ku tageen dhawaan halkaasi,islamarkaasina ay gaarsiiyeen deeq raashiin ah.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.