Barakacayaasha Kaam Harboole oo codsaday in la caawiyo

0
467

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Kaamka Harboole ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool Qoysas danyar ah,waxayna codsadeen barakacayaasha halkaasi ku nool in la caawiyo.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here