Maamulka Isbitaalka Midnimo oo ka warbiyay adeegyada uu bixiyo Isbitaalku

0
380
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafadda midnimo oo kamid ah xaafadaha magaalada kismaayo  waxaa dagan dadkii ka Soo laabtay xeryaha qaxootiga dhadhaab ee dalka kenya iyo dad ku bara kacay gudaha Dalka.
Xaafada waxaa ku yaala xarun caafimaad oo lagu talaga lay in  loogu adeego dadka  Xaafadda  dagan  xarunta ayaa lagu qaabila dadka bukaan socodka ah, hooyoyinka uurka leh ,caruurta 5 sano kayar ,xaruntan ayaa bixisaa adeegyo kale oo caafimaad sida uu noo Sheegay agaasimaha guud ee isbitaalka midnimo Aadan maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here