Roobab Dabeylo wata oo ka da’ay Jasiirado hoos yimaada Gobalka Jubada hoose

0
459

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka shacadka ah ee ku nool Jasiiradda Jawaay ee hoostagta dagmada badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa cabasho ka muujiyay Roobab dabaylo wada oo ka dahay Jasiiradda.

Roobabkan duufanada wata ee Jasiiradda ka da’ay ayaa saamayn ku yeeshay nolosha dadka shacabka ah,waxaana jira gurya badan oo ay roobabku burburiyeen dad ku nool jasiirada jawaay ayaa dowlad goboled jubbaland ka codsaday in wax laga qabto dhibaatada jasiiradda ka jira gargaar deg-deg ah la soo gaarsiiyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here