Dadka Jasiirada Madhawa oo Codsaday in Gargaar lala Gaaro

0
292

Madhawa(Idaacadda Waamo)Bulshada Jasiirada Madhawa ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Roobaab dabeylo wata oo ka da-ay deegaanka,islamarkaasna saameyn ku yeeshay Guryaha dadak,waxyana codsadeen in gargaaro lala gaaro.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here