Garoonka Kubada Cagta ee Waamo oo Dayactir Xooggan uu Ka Socdo

0
320

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Madaxa guud ee tartamada ee Jubbaland Aadan Cabdi Faarax ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dayactirka ka socdo garoonka kubada cagta ee Waamo,wuxuuna sheegay in dhismihiisa uu meel fiican marayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here