Deegaanka Dhoobleey oo uu saameyn ku yeeshay Roobkii Guga

0
373

Dhoobleey(Idaacadda Waamo)Kadib Roobab xoogan oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay Deegaanka Dhoobleey ee gobalka Jubada hoose,ayaa waxaa uu hakad geliyay isku socodka xaafadaha magaalada dhexdeeda ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here