Wafdi ka socda Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre oo soo gaaray Kismaayo

0
352

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wafdi ka socdat Xafiiska Ra’isul Wasaaraha XFS ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo,waxayna booqdeen Isbitaalka guud ee magaalada iyo goobaha loogu talagalay karantiilka dadka uu soo rito ama looga shakiyo Covid-19.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here