Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah magaalada Kismaayo

0
436

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Jaaliyada Jubbaland ee dalalka Mareeykanka iyo Ingiriiska ayaa deeq raashiin ah soo gaarsiiyay Qoysas danyar ah,xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here