Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)wafigaan oo uu hogaaminayay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa qeyb ka ahaa,hogaankii Isbadaldoonka Jubbaland oo dhawaan heshiis ay ku wada gaareen magaalada Nirobi ee caasimada dalka Kenya.

Madaxweynaha iyo wafdiga ayaa baaritaan caafimaad kadib xariga ka jaray qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here