Dadka Deegaanka Goobweyn oo cabsi ka qaba Fatahaad uu sameeyo Wabiga Jubba

0
344

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili lagu guda galay Roobabkii Guga ayaa waxaa dadka degan deegnaada ku teedsan Wabiyada waxaa soo wajahday cabsi xoogan,bulshada deegaanka Goobweyn ayaa waxay ka cabsi qabaan in uu ku soo fataho Wabiga Jubba.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here