Ururka dhalinyarada Jubbaland oo magaalada Kismaayo ka wada Barnaamij lagu afurinayo dadka danyarta ah

0
336

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada Jubbaland ee magaalada kismaayo ayaa waxa ay isku xilqaameen in ay afur u sameeyaan dadka aan haysan waxa ay ku afuraan maadaama lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here