Gudiga ka hor taga Jubbaland ee Covid-19 oo bilaabay Qorshe looga hor tagayo Cudurkaan

0
291

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gudiga ka hor taga Covid-19 ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa bilaabay qorshe looga hor tagayo Covid-19,waxaana wadooyinka magaalada Kismaayo lagu buufiyay Sunta looga hor tago Covid-19.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here