Barakacayaasha Kaamamka magaalada Kismaayo oo ka hadlay saameynta uu ku yeelan karo Roobka Guga

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili la guda galay Roobabkii guga,ayaa barakacayaasha ku nool kaamamka magaalada Kismaayo waxay sheegeen in uu saameyn ku yeelan karo Roobka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here