Deeq Rashin ah oo la garsiiyay Agoonta deegaanka Buula-bartire

0
305

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agoonta ku nool deegaanka Buula-bartire ee duleedka magaalada Kismaayo,ayaa waxaa la gaarsiiyay deeq raashiin ah,taas oo ay ugu deeqeen Jaaliyada ka soo jeeda deegaanka ee dalka dibadiisa ku nool.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here