Shirkada Dhoofinta Badeecadaha ee Jubba oo Xafiis ka furatay magaalada Kismaayo

0
469
Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shirkada Jubba Cargo Services ayaa Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Ku Meel gaarka ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Daahfurka Shirkada ayaa waxaa Ka soo Qeyb galay Ganacsato Culamaa’udiin Iyo Marti Sharaf kale .
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here