Gudiga ka hor taga Covid-19 ee Jubbaland oo faahfaahin ka bixiyay waxyaabihi u qabsoomay

0
274
Kismaayo-(Idaacadda Waam)-Iyadoo ay maalinba maalinta ka dambeysa ay isa-soo tarayaan saameynta uu cudurka Caronavirus dunida ku hayo ayaa waxaa jirey Guddiga dhawaan loo saaray sidii ay maalin walbo xog dhameystiran uga soo saari lahaayeen hadba waxa kusoo kordho Guud ahaan Bulshada reer Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here