Culimo Udiinka Kismaayo oo baaq u jeediyay Ganacasatada

0
334

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili la guda galayo bisha barakeysan ee Ramadaan,ayaa waxaa Culimo udiinka Kismaayo baaq u direen ganacsatada,kaas oo ku aadan in ay hoos u dhigaan qiimaha maciishada bisha Ramadaan aawgeed.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here