Isbitaalka Xaafada Midnimo ee magaalada Kismaayo oo adeegyo Caafimaad oo lacag la,aan ah siiya Bulshada

0
492

Kismaayo(Waamo Radio)Isbitaalka Xaafada Midnimo ee Magaalada Kismaayo ayaa  shaqeenayo Mudo laba bilood ah ayaa Bulshada Xaafadaasi uqabta adeeg caafimaad oo kala duwan.

Aadan Maxamed Cabdi Agaasimaha Isbitaalka Midnimo ayaa inoo sharaxaya adeegyada ay bixiyaan iyo sida bulshada uga faa,iideystan Isbitaalka.

Faa,iso Axmed Cali waa dhaqtarad qaabilsan qeybta hooyooyinka ee Isbitaalka waxayna ka hadleysaa sida ay ugu adeegaan.

Faadumo Cusmaan Cabdi waxay ka mid tahay dadka ka faa,ideystay adeegyada caafimaad waxaa ay sheegtay in ay baahi badan uqabeyn in ay helaan goob caafimaad oo isbitaalkaan oo kale ah.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinayay Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here