Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan oo ka qobsoomay Guriga Martida ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Guddiga ka bortaga Covid-19 ee Jubbaland waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee ururada Bulshada Rayid ka ah, saraakiisha amniga,Hay’adaha Caafimaad ee ka howlgala magaalada kismaayo iyo Madaxweyne ku-xigeenka 2aad ee Jubbaland.
Shirkaan ayaa waxaa looga arinsanaayay sidii loo sii laban-laabi lahaa dadaalada lagu xakeymanyo faafida Cudurka Covid-19.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixinrtan inooga diyaariyay.