Dhalinyarada Degmada Buurdhuubo oo Olole Nadafaadeed Bilaabay

0
382

Buurdhuubo(Idaacadda Waamo)Dhalinyarada Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa bilaabay Olole lagu soo celinayo bilicda magaalada,waxayna si isxilqaan ah uga shaqeenayaan bilicda deegaanka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here