Wasaaradda Deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland oo mashruuc dhireyn ah ka samaysay Xaafadaha Midnimo ee Kismaayo

0
413

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegananka iyo dalxiiska Jubbaland ayaa waxaa ay ka sameesay mashruuc dhirayn ah xaafaddaha midnimo iyo madiina ee magaalada Kismaayo, mashruucan oo ayay wasaaraddu sandkiiba hal mar ka sameysaa xaafaddaha magaaladaha Kismaayo.

Cabdiniir Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here