Maamulka Garoonka diyaaraha Kismaayo oo ka warbixiyay qorshayaal lagu hormarinayo howlaha Garoonka

0
365

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaybo kamaid ah Garoonka diyaaraha Sayid Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda howlo shaqo oo lagu balaarinayo dhismaha garoon.

Maareeyaha Garoonka Cabdullahi Jagadoon ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo ee lagu balaarinayo dhismaha garoonka.

Dhismaha garoonka ayaa ku soo adaya xili ay hakad ku jiraan duulimaadyada gudaha dalka iyo kuwa caalamiga ah sababo laxiriira caabuqa caronavirus.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here