Wararka Goobaha lagu barto Cilmiga Kombuyuutarka oo ku soo kordhaya magaalada Kismaayo By admin - April 19, 2020 0 525 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xarunta Sahal softaware oo ka mid ah xarumaha lagu barto cilmiga Kombuyuutarka ayaa ku soo kordhaya ardayda daneeneysa in ay bartaan Kombuyuutarka. Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/04/warka-ardey-barneesa-kumputerka-abdinoor-samriye.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X