Xeebaha magaalada Kismaayo oo uu ka dhaqan galay Bandow looga hor tagayo Covid-19

0
324

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xeebta Liido oo maalmaha nasashada ay u damaashaad tagi jireen qeybaha kala duwan ee bulshada,ayaa waxaa ka dhaqan galay bandaw looga hor tagayo isku imaatinka bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here