Iskuulka Farsamada Gacanta Kismaayo oo soo saaray agab looga hor tagayo Covid-19

0
440

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Machadka Farsamada gacanta e Kismaayo  ayaa waxaa uu bilaabay sidii uu door muhiim ah uga qeyb qaadan lahaa  ka hortaga cudurka dilaaga ee covid19, waxa ayna bilaabeen sameynta mashiino loogu talagalay bulshada in ay farxalka u isticmaalaan iyo walibo iyaga oo aan gacmaha ku taabaneynin si loo yareeyo dhibaatooyinka cudurkaan uu wato.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here