Maamulka Xarunta Al-ansaar ee magaalada Kismaayo oo codsaday loo dayac tiro

0
326

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mid ka mid ah xarumaha  lagu xanaaneeyo Caruurta agoonta ah ee ku yaalo magaalada kismaayo ayaa waxaa dhigto caruur badan oo agoon ah iyagoona ka barta barashada diinta islaamka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here